Sponsored Links
Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa ku tilmaamay inay nasiib darro tahay in si khaldan loo fasirtay wareysigii uu siiyay BBC.
2009-11-20T17:45:36+00:00
Wasiirkii macdanta iyo biyaha ee Somaliland, Qaasim Shiikh Yusuf, ayaa geeriyooday Maka, Sacuudi Carabiya.
2009-11-20T18:53:28+00:00
Hey'adda Mareykanka ee FBI ayaa xirtay nin Soomaali ah, Cumar Cabdi Maxamed oo degan gobolka Minnesota.
2009-11-20T13:48:44+00:00
Madaxwaynayaasha bulshada bariga Africa oo ka kooban Kenya, Uganda, Tanzania, Rwanda iyo Burundi, ayaa saxiixay heshiis suuq ay wadaagaan lagu samayn doono.
2009-11-20T19:48:26+00:00
Jagadii madaxtinimada Europe, ayaa waxaa qaban doono ra'iisul wasaaraha dalka Belgium Herman Van Rompuy.
2009-11-20T12:42:00+00:00
Golaha wasiirada ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka dooday heshiiska caalamiga ee xuquuqda carruurta.
2009-11-19T13:27:58+00:00
Sharmarke: London iyo Brussels
2009-11-20T13:25:48+00:00
Qaraar qabyo ah oo golaha ammaanka ee QM, aa ku baaqaya in cunaqabatayn lagu soo rogo dalka Eritrea.
2009-11-20T03:35:38+00:00
Dadweynaha Xamar weyne, ayaa ka cabanayay baarasho iyo dhac ay ku hayaan rag xiran labiska ciidamada.
2009-11-20T02:50:22+00:00
Soomaalida Qurbaha ku nool waxaa heyta dhibaatooyin badan sida xiriirka ay la leeyihiincaruurtooda.
2009-11-20T16:11:17+00:00
Xoghayaha difaaca US, Robert Gates, ayaa amray in la baaro in military-gu ay seegeen digniino ka hor falkii Texas.
2009-11-20T01:56:37+00:00
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed ayaa BBC uga xog warammay arrimaha ay isku khilaafsan yihiin dowladda.
2009-11-19T14:50:45+00:00
Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay oggolaatay in hey'adda cayaraaha fudud ee IAAF, ay Caster Semenya u oggolaadaan inay heysato billadda dahabka ah ee ay kuu guuleysatay sanadkan.
2009-11-19T14:47:35+00:00
Wasiir British ah, Gareth Thomas ayaa ku baaqay in shaqaalaha gargaarka loo ogolaado qaybaha Ethiopia.
2009-11-19T00:26:38+00:00
Waxaa dhowaan afduub ka badbaaday diyaarad yar garoonka Boosaaso, sidee hadaba wax u dhaceen?
2009-11-19T02:28:34+00:00
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee AFP, ilaalada dhinaca amniga ee saarnaa markabka Maersk-Alabama, oo la sheegay in uu iska caabiyay shalay burcad badeed Soomaali ah.
2009-11-19T04:33:41+00:00
Burcad badeed ku sugan Soomaaliya, ayaa sheegay in captain-ka markab ay hortaantii todobaadkan qabteen in ay u dhintay dhaawac rasaas oo soo gaaray intii howlgalka afduubka lagu jiray.
2009-11-19T12:47:59+00:00
Suuqii ugu wayn Garoowe, ayaa la burburiyay ka dib markii loo arkay in dhismuhu yahay mid aan hagaagsanayn.
2009-11-18T17:07:13+00:00
Jimcihii waxaa lagu dhawaaqay sida kooxaha kubbadda cagta ee wadamada Afrika ee usoo baxay kama dambeysta ay isugu beegmayaan.
2009-11-20T18:49:16+00:00
Ciyaartii xalay dhexmartay kooxaha Algeria iyo Masar ee ay u loolameen booskii ugu dambeeyay ee kooxaha Africa uga qaybgalaya koobka adduunka South Africa 2010-ka ee Algeria ay 1-0 ku badisay, waxay ay saamaystay xiriirka diblomaasi ee ka dhaxeeya labada dowladood.
2009-11-20T14:24:01+00:00
Dalalka u soo baxay koobka ciyaaraha adduunka ee ka dhacaya dalka Koonfur Africa sanadka 2010-ka, waa kuwee?
2009-11-19T02:10:32+00:00
Algeria 1 - 0 Masar. Khartoum ayay ka dhacday.
2009-11-18T19:59:03+00:00
Koobka kubbadda Cagta ee adduunka ayaa maraya magaalada Djibouti ee xaruunta waddanka Djibouti.
2009-11-17T11:42:01+00:00
Cayaarihii kubada cagta ee dhallinyarada da'doodu 17 sano ka yar tahay ayaa xalay ku dhamaaday magaalada Abuja ee dalka Nigeria, waxaana koobkii qaaday kooxda qaranka ee dalka Switzerland.
2009-11-16T15:32:03+00:00
Markab sita calan Mareykan ah, oo hadda ka hor ay burcad badeed Soomaali ah qabatay, ayaa mar kale la weeraray.
2009-11-18T19:07:46+00:00
Sagaal qof oo ajenebi ah oo laga siidaayey Eyl.
2009-11-14T17:48:46+00:00
Nin Soomaali ah oo lagu xiray Netherlands, ayaa qoyskiisu sheegay in eedaha loo qabsaday aysan wax ka jirin.
2009-11-14T01:34:49+00:00
Ciidamada saarnaa markab military oo dalka UK leedahay ayaa daawacanayay afduubka Paul iyo Rachel Chandler.
2009-11-14T01:27:53+00:00
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa is afgaran waayay.
2009-11-13T17:53:18+00:00
Suuqyada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Somaliland waxaa hoos u dhac ku yimid sarrifka doollarka.
2009-11-12T12:20:32+00:00
Maxamed Axmed Kuluc waa fanaan Soomaaliyeed oo caan ah kana mid ahaa asaasayaashii fanka Soomaalida.
2009-11-12T19:08:40+00:00
Booliska Puntland ayaa qabqabtay saddex nin oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin dilkii guddoomiyihii maxkamada Bosaaso.
2009-11-12T12:34:46+00:00
Gudoomiyaha gudiga doorashada Somaliland Ciise Yusuf Xaaji ayaa sheegay inay bilaabeen hawsha doorashada.
2009-11-10T13:28:16+00:00
Faadumo Biixi Kooshin waxay miino labada lugood ku goysay Hargeysa 1993. Waxay ahayd xilligaasi sagaal sano jir.
2009-11-08T14:47:47+00:00
Shirkadda Goli,s ayaa ku soo bandhigtay Boosaaso adeeg cusub telefonka Mobilka ku kaydsadaan lacagaha.
2009-11-07T01:56:09+00:00
Maamulka xarakada Shabaab ee degmada Marka ayaa dhagax ku dilay nin la sheegay inuu sinneystay.
2009-11-06T17:54:43+00:00
Madaxweyne Shariif ayaa ku baaqay in tallaabo adag laga qaado kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa.
2009-11-09T17:39:25+00:00
Sharmarke: London iyo Brussels
2009-11-20T13:25:48+00:00
Daawo sawirrada barakaca
2009-11-19T16:47:45+00:00
Daawo: Sawirrada Suuqa Garoowe.
2009-11-19T17:21:25+00:00
Daawo: Ardeyda Soomaalida Turkey
2009-11-19T17:48:28+00:00
Daawo sawirrada gawaari ku go'doontay jidadka isku xira gobolka waqooyi bari Kenya.
2009-11-19T17:49:52+00:00
Daawo: Sawirrada xoolaha
2009-11-19T17:46:16+00:00
Maxamed Daahir Salaad oo ah sawir qaade, waxaa dhawaan la guddoonsiiyay abaalmarin uu ku muteystay sawirrada uu ka qaaday dalal dhawr ah, gaar ahaan Soomaaliya.
2009-11-20T14:34:18+00:00
Isbitaalka Maan dhaye ee magaalada Burco
2009-11-19T17:08:21+00:00
Sawirro Muqdisho
2009-11-20T14:29:45+00:00
Keysaneyn Hospital
2009-11-19T17:23:56+00:00
Yusuf Garaad ayaa dood ugu qabtay hotelka Taj Krishna ee magaalada Hyderabad, koox ardey Soomaaliyeed ah oo wax ka barta halkaasi.
2009-11-19T17:13:59+00:00
al-Shabaab oo afar dhalinyaro ah ku xukuntay in gacmaha iyo lugaha laga jaro
2009-11-19T17:12:15+00:00
Muuqaalka gobolka Soomaalida Ethiopia
2008-02-14T16:45:03+00:00
Madaxweynaha Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa BBC siiyay wareysi dhinacyo badan taabanaya.
2009-11-19T14:55:01+00:00
Todobaadkii hore ayaa dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay, inay ka qaaday xayiraada xoolaha Soomaliya ee loo dhoofiyo Sacuudiga.
2009-11-11T20:27:31+00:00
Inta ku taxan barta BBCSomali.com ayaa Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid su'aalahooda uga jawaabay. Halkan ka daawo iyada oo muuqaal ah.
Keynaan oo ah fannaan Soomaaliyeed ayaa loo xulay in uu ka heeso furitaanka Koobka Aduunka 2010.
2009-11-19T16:20:05+00:00
Twitter rukumo. Waxaad heli wararka isla marka la daabaco. Waxaa kuu dheer in uu ku sugu doono.
Maxamed Daahir Salaad oo ah sawir qaade, waxaa dhawaan la guddoonsiiyay abaalmarin uu ku muteystay sawirrada uu ka qaaday dalal dhawr ah, gaar ahaan Soomaaliya.
2009-11-20T14:34:18+00:00
Daawo Su'aal ma u qabtaa Raiisal Wasaare, Cumar Cabdirashiid Sharmarke? Diyaar buu u yahay in uu kaaga jawaabo.
Laga billaabo 1 Nov 09, badeecad kasta oo Soomaaliya tegeysaa waa in ay Bureau Veritas ka haysataa shahaado.
2009-10-22T18:22:58+00:00
Beeraleyda waddanka Tanzania ee ku dhaqan dhulka carasanka ah, ee beershada ku haboon ayaa waxa soo wajahay qatar ah in la barakiciyo.
2009-10-09T17:49:24+00:00
Sofomo ™ © 2007