Sponsored Links
Maxkamad ku taala Puntland, ayaa ku xukuntay 22 Burcad badeed lix sano oo xarig ah kadib markii lagu helay danbi burcadnimo.
2010-03-21T16:46:46+00:00
Sharikadda xawaaladda ee Dahabshiil ayaa maanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee dalka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaaran.
2010-03-20T18:37:03+00:00
Madaxii xarakada al-Shabaab ee Dhoobleey Daauud Cali Xasan ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose.
2010-03-20T13:51:45+00:00
Barnaamijyada taariikhda Soomaaliya
2010-03-11T11:09:56+00:00
Dad Soomaali ah oo tiradoodu 11 qof tahay, oo ku jira dooni, oo xaaladoodu liidato ayaa laga helay meel u dhaw xeebaha waddanka Yemen.
2010-03-20T13:16:35+00:00
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka ayaa cambaaraysay dawladda Ethiopia, oo tashwiish gelisay Idaacada Codka Mareykanka.
2010-03-20T13:14:08+00:00
Guddoomiyaha maxkmadda sare Maxamuud Cumar Faarax ayaa ku eedeeyay xubno ka tirsan wasiirada dowladda inay soo farageliyeen garsoorka.
2010-03-19T14:01:40+00:00
Safiirka Soomaaliya ee Rome Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa waraaqihii aqoonsiga ee danjiranimo u gudbiyay boqorka Belgium.
2010-03-17T12:43:26+00:00
Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka soo hordhigay warbixin culus.
2010-03-17T13:05:43+00:00
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay soo dhammaystireen dhisitaanka xafiisyadii gobollada iyo degmooyinka.
2010-03-17T18:26:27+00:00
Warbixinta Guddigani waxay sheegeysaa in dagaalka Soomaaliya uu uga sii darayo dhaqaale dagaalka laga sameynayo oo sii kordhaya.
2010-03-17T13:06:34+00:00
Shiikh Bashiir Cabdi Colaad oo ah xoghayaha arrimaha dibedda ee Ahlu Sunna ayaa ku tilmaamay heshiiskii Addis Ababa mid shir qool ah.
2010-03-16T11:03:40+00:00
Waxaa galabta lagu Aasay Hargeysa Alla Ha u naxariistee Saafi Ducaale oo ahayd fanaanad caan ahayd oo ka tirsanayd hooballadii Waaberi.
2010-03-16T13:16:51+00:00
Hadal heynta dagaal culus oo dowladda KMG ay ku qaado kooxaha mucaaradka ah ee hubeysan ayaa keenay in iyaguna ay galaan abaabul.
2010-03-16T12:31:24+00:00
Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe dhowaan ay dowladdu u magacawday, Cali Sheekh, ayaa dhaliilay xukun alshabaab ka fulisay Jowhar.
2010-03-14T14:34:07+00:00
Dowladda KMG Soomaaliya iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, ayaa heshiis ku saxiixday xarunta midowga Africa ee magaalada Addis Ababa.
2010-03-15T19:19:12+00:00
Dawlada kmg ah ee Somalia, iyo kooxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah, ayaa lagu wadaa in ay maanta heshiis isku biirid ah, ay ku kala saxiixdaan.
2010-03-21T16:49:45+00:00
Qaar badan oo ka mid ah Soomaalida qaxootinimada ku tagay dalka Yemen, ayaa ku nool xaalad saboolnimo daran ah oo ku keentay nolol xumo.
2010-03-14T14:40:45+00:00
Dad badan ayaa ka qaxaya Muqdisho oo dagaallo ay ku dhexmarayaan dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka, sida ay sheegtay UNHCR.
2010-03-14T14:42:54+00:00
Dagaalo culus oo ka dhacay tuulooyin hoostaga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, ayaa waxa ku dhintay 15 ruux in ka badan 20 kalana waa ay ku dhaawcmeen.
2010-03-13T17:36:14+00:00
Sarkaal sare oo maraykan ah, ayaa Beeniyey in Maraykanku taageeray qorshayaal ay dawlada Somalidu weeraro ku qaadayso kooxaha ka so hojeeda ee Islaamiyiinta ah.
2010-03-13T02:47:12+00:00
Inta la og yahay ku dhawaad 50 qof ayaa ku dhintay dagaaladii shalay iyo maanta, in kabadan 100 way ku dhaawacmeen.
2010-03-11T12:39:19+00:00
Puntland waxay si weyn uga cabatay warbixita UN, qaybta ka hadlaysa gaar ahaan isku-xidhnaashaha budhcad-badeedda iyo madaxda sare
2010-03-17T12:15:35+00:00
Madaxweyne Shariif oo xalay London kula hadlayay jaaliyada UK, ayaa sheegay in Britain oggolaatay in dib loo furo safaaraddii Soomaaliya.
2010-03-11T14:21:28+00:00
Qiyaas ah laba meelood, meel ahaan, gargaarka loo diro Soomaaliya, ayaa laga leexiyaa dadka u baahan sida uu qoray The New York Times.
2010-03-10T18:39:52+00:00
Inkast oo ay Liverpool 15 dhibcood ka dambayso Manchester United,tartanka horyaalka Ingiriiska, hadana waxa jirta in Liverpool ay ku naaloonayso tixraacyo fara badan oo ay kaga badin karto Manchester United ciyaarta maanta.
2010-03-21T05:13:00+00:00
Ciyaarihi isreebreebka 16kooxood ee tartanka Champions League Yurub, waxa ka soo haray sideed koox
2010-03-18T20:19:56+00:00
Koobka Europa ee Naadiyada Yurub, ayaa Jimcihii la sheegay sida kooxaha u gudbay sideed-dhamaadku isugu beegmayaan.
2010-03-20T05:39:37+00:00
Xafladdi qori tuurka ee lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland sideeda kooxood waxa ey isugu soo aadeen sidatan:
2010-03-19T14:59:06+00:00
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga.
2010-03-15T05:05:48+00:00
Aqalka sare ee baarlamaanka dalka India ayaa ansixiyay sharci u ballanqaadaya haweenka India inay saddex meelood meel ay ku yeeshaan baarlamaanka.
2010-03-09T22:11:37+00:00
Shiikh Tahir Ul-Qadri oo u dhashay Pakistaan ayaa warbixin uu soo saaray oo 600 baal ah waxay ka soo horjeedaa mabda'a Alqacida ee dagaalka ku salaysan.
2010-03-08T19:38:51+00:00
Buuga oo Maraykanka lagu daabici doono toddobaadkan waxaa loogu magacdaray wiilkii Xamaas, waxaa wiilka dhalay Aasaasihii Xamas Shiikh Xassan Yusuf.
2010-03-08T19:35:36+00:00
Madaxweynaha Soomaaliya, Shiikh Shariif, ayaa la kulmay raiisal Wasaaraha Britain, Gordon Brown. Ka dibna wuxuu ka hadlay Chatham House.
2010-03-10T10:16:47+00:00
Shir jaraa'id oo uu saaka qabtay ayaa Madaxweyne Shariif wuxuu ku sheegay in Ra'iisul Wasaare Gordon Brown uu taageero buuxda siiyay dowlada KMG ah.
2010-03-09T17:35:13+00:00
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sharuudaha uu Maraykanku ku xiray gargaarka uu yahay mid adag.
2010-02-18T11:08:34+00:00
WFP ayaa sheegtay in raashin ay ugu tala gashay dadka barakacay loo diiday inay maraan wadadda u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye.
2010-02-25T16:11:03+00:00
Britain waxay dalkeeda ka mamnuucday al-Shabaab oo ka taliya qaybo ballaaran oo ka tiran koofurta iyo bartmaha Soomaaliya.
2010-03-17T15:54:16+00:00
Maj gen Sherlock iyo ambassador Anthony Homes oo qaabilsan xafiiska arrimaha rayidka iyo militriga ee taliska ciidanka America ee Africa ayaa la tashtay Brussels.
2010-03-04T19:09:10+00:00
BBC ayaa heshay caddeyn ku saabsan in malaayiin dollar oo loogu deeqay Ethiopia xilligii gaajada ee siddeetamaadkii, lagu iibsaday lacagtaasi hub.
2010-03-04T18:15:16+00:00
Magaalada qadiimiga ah ee saylac, waxaa maanta lagu caleemo saaray ugaaska beesha Ciise ee 19aad Mustafa Maxamed Ibraahin.
2010-03-02T19:51:12+00:00
Taliyaha ciidanka badda ee Soomaaliya ayaa sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan in caalamku gacan ku siiyo la dagaallanka burcadda.
2010-02-24T18:16:27+00:00
Amnesty International ayaa hadal ay soo saartay waxa ay ugu baaqday al-Shabaab inay sii daayaan weriye Soomaali oo ay xireen dhawaan.
2010-02-24T18:23:20+00:00
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay 3 qof, oo la sheegay in ay Bomb dhigayeen.
2010-02-22T16:43:56+00:00
Xildhibaan Saalax Nuux (Badbaado), ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxay baarlamaanka Soomaaliya.
2010-02-13T14:32:46+00:00
Koonfur Afrika iyo meelo kale oo caalamka ah waxaa maanta laga xusayaa 20 kadib markii la sii daayay Mandella.
2010-02-11T17:27:24+00:00
Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, in ka badan 60-na waa ay ku dhaawacmeen duqeyn.
2010-02-11T11:23:21+00:00
WFP ayaa ugu baaqday al-Shabaab, inay meesha ka saaraan shuruudaha si ay u qeybiyaan gargaarka.
2010-02-10T13:35:55+00:00
55 qof oo ka tirsan dadkii dhawaan lagu qaqabtay, magaalada Laascaanood ayaa la sii daayay.
2010-02-09T11:22:13+00:00
MSF ayaa sheegtay in Isbitaalkeeda Dayniile la keenay 89 ruux oo dhaawac ilaa 29-kii bishii January.
2010-02-04T11:18:03+00:00
Lamaanaha u dhashay Britain ee lagu haysto Soomaaliya, ayaa sheegay in si xun ay ula dhaqmeen kooxaha haysta.
2010-02-02T11:15:44+00:00
Taliyaha ciidamada US Africa Command General William Ward waxa uu tibaaxay inay suurtogal tahay inay ka caawiyaan dawladda Somalia Muqdisho.
2010-03-10T18:43:49+00:00
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa ka hadlay xarunta Chatham House ee London, shalayna waxa uu la kulmay Gordon Brown.
2010-03-09T17:47:44+00:00
Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay, inay Kenya noqon rabto wadan lacagta sharci darada la soo mariyo, sida lacagaha burcad baddeeda.
2010-03-04T17:05:28+00:00
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa soo dhaweeyay go'aankii dhawaan Britain ay ku sheegtay inay ku mamnuuceyso al-Shabaab.
2010-03-04T19:16:57+00:00
Magaalada Hargeysa, waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay soo qabanqaabiyeen dhallinyaradu.
2010-02-20T14:28:40+00:00
Addis Ababa ayaa waxaa ka socda wadahadal aan la shaacin, oo u dhexeeya, dowladda iyo Ahlu Sunna.
2010-02-13T14:37:20+00:00
Sawirada heshiiska xarunta midowga Africa ee Addis Ababa ay ku saxiixdeen dowladda ku meelgaarka ah iyo kooxda Ahlu Sunna.
2010-03-17T13:04:00+00:00
Qaxa Magaalada Muqdisho
2010-03-12T17:33:07+00:00
Sawirro: Dagaalka Magaalada Muqdisho
2010-03-12T16:03:19+00:00
Daawo sawirada jaaliyadda London
2010-03-11T11:40:38+00:00
Raiisal wasaaraha Britain Gordon Brown iyo Shariif Sh.Axmed
2010-03-09T12:15:07+00:00
Daawo sawirada Seylac iyo Jaamacadda Cammuud
2010-03-05T15:41:52+00:00
Daawo sawirro kala duwan oo Muqdisho ah.
2010-03-04T17:02:32+00:00
Magaalada Saylac, waxaa lagu caleemo saaray Ugaas 18 jir ah oo ay yeelanayso beesha Ciise ee degta Somaliland, Ethiopia iyo Djibouti.
2010-03-09T12:19:37+00:00
David Miliband, xoghayaha arrimaha dibedda Britain oo booqday masjida Soomaali maamusho ee bariga Lodon.
2010-03-05T15:43:21+00:00
Qaar ka mid ah jaaliyadaha Soomaaliyeed ayaa ku deeqay qalab caafimaad.
2010-02-23T17:10:24+00:00
Qarax ka dhaca Muqdisho
2010-02-16T18:35:49+00:00
Urur caafimaad
2010-02-11T19:24:20+00:00
Mashruucan dayactirka biyo-xireenka waxaa iska kaashaday Midowga Yurub iyo hey'adda FAO
2010-02-09T18:28:20+00:00
Madaxweynaha Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa studiyaha Bush House waxaa uu BBC ku siiyay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya.
2010-03-19T15:05:36+00:00
Waxaa Mashruucan iska kaashaday shirkado gaar loo leeyahay, dowlada Tanzaniya, Bangiga Aduunka iyo Bangiga Maalgalinta ee Yurub, waxaana lagu maal galiyay lacag dhan 320 million oo dollar.
2010-03-16T13:19:36+00:00
Madaxweynaha Soomaaliya, Shiikh Shariif, ayaa la kulmay raiisal Wasaaraha Britain, Gordon Brown. Ka dibna wuxuu ka hadlay Chatham House.
2010-03-10T10:16:47+00:00
Awwooda Internetka
2010-03-19T12:29:44+00:00
Lix qof oo rayid ah, ayaa ku dhintay, iyadoo ilaa sideedna ay dhaawacmeen kadib markii baabuur bomb lagu soo xiray lagu weeraray wasiiru dowlaha difaaca ee dowladda ku meel gaarka ah ee Somalia, Yusuf Maxamed Indho-cadde.
2010-02-16T18:13:22+00:00
Waa sidee xaaladda xabsiyada Soomaaliya? Waxaa ka hadlaya wasiirka garsoorka ee dowladda Cabdiraxmaan Janaqoow, oo sidoo kale ka hadlaya kooxaha mucaaradka.
2010-02-25T17:30:01+00:00
Waa qeybta saddexaad, ahna tan ugu dambeysa ee Xog warran saddex saacadood ah, oo Cabdirsaaq Xaaji Xuseen, uga waramayo taariikhda siyaasadeed iyo midda maamul ee Soomaaliya.
Barnaamishka falanqaynta toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay, Shiikh Maxamed Axmed Nuur Garyare taariikhda culimmada.
Wasiirka Warfaafinta, daahir M. Geelle, ayaa ka warramay waxqabadkiisa iyo dagaalka ka socda Muqdisho labadaba.
2010-03-04T14:38:55+00:00
Dowladda Soomaaliya ayaa xireysa safaarada dhowr ah, lacag la'aan awgeed.
2010-02-10T12:23:27+00:00
Twitter rukumo. Waxaad heli wararka isla marka la daabaco. Waxaa kuu dheer in uu ku sugu doono.
Keynaan oo ah fannaan Soomaaliyeed ayaa loo xulay in uu ka heeso furitaanka Koobka Aduunka 2010.
2009-11-19T16:20:05+00:00
Sofomo ™ © 2007