Sponsored Links
Arday Soomaaliyeed oo jooga Istanbul, ayaa halkan talooyin ku siinaya ardayda iyo guud ahaanba dhallinyarada.
2009-11-20T17:47:53+00:00
Barnaamijka falanqeynta wuxuu ku saabsan yahay, xaaladda qaxootiga Soomalida ee ku jira xeryaha qaxootiga Keenya.
Inta ku taxan barta BBCSomali.com ayaa Ra'iisal Wasaaraha KMG Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid su'aalahooda uga jawaabay.
Falanqeynta waxa ay ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay sababeen abaaraha ba'an ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dhulka ay Soomaalidu degto.
Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dood la dhexdhigay ardeyda, macalimiinta iyo maamulka jaamicadda Hargeysa.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan oo qeyb ka ah barnaamijyo qaas ah oo ku saabsan Islaamka waxa aanu ku eegi doonaa xuquuqda haweenka ee diinta Islaamka.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan oo qeyb ka ah barnaamijyo qaas ah oo ku saabsan Islaamka waxa aanu ku eegi doonaa xuquuqda haweenka ee diinta Islaamka.
Barnaamishka Toddobaadkan waa qaybtii labaad ee barnaamishyo aan ugu tala galnay ramadaanka oo horay uga baxay BBCda.
Barnaamijka Falanqeynta ee waxa uu ku saabsan arrimaha horyaalla dadyowga muslimiinta ee caalamka oo dhan.
Falanqeynta ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadi doonaa wareysi aan la yeelanay Allaha u naxariistee Shiikh Maxamed Macallin 1994 iyo Sh. Dirir oo ka hadlaya bisha Ramadan.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa muranka xagga diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha Somaliland oo weli u ka taagan Somaliland.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay muranka ka taagan natiijada liiska diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda guud ee ammaanka iyo siyaaddda ee Soomaaliya, gaar ahaan xaaladda baarlamaanka KMG.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay kaalinta ay suugaanta Soomaaliyeed ku leedahay bushada dhexdeeda iyo waxa ay ku soo kordhiso.
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxaan ku eegi doonaa dareenka laga qabo Soomaalida ku nool waddanka Kenya iyo hawlaha ganacsi ee ay ku hayaan dalka Kenya.
Warbixin muuqaal ah oo ku saabsan gurigii uu ku noolaan jiray Mahatma Gandhi, oo ahaa aabihii waddanka India ku riday rastada gobonimada uu ku gaaray.
Michael Jackson oo ahaa fanaan caan ahaa ayaa ku dhintay magaalada Los Angeles, ee waddanka Mareykanka isaga oo 50 jir ah. wadnaha ayaa istaagay.
2009-06-26T16:38:08+00:00
Magaalada Mumbai ee dalka India waxa ku yaalla xaafadaha ugu weyn ee isku raranka ah ee qaarada Aasiya, halkaasi oo ay ku nool yihiin dadka saboolka ah.
Fanaan Cumar Cabdulle Shooli, oo ka mid ahaa kuwa ugu caansan marka la eego fanka Soomaalida ayaa waxa uu nagu soo booqday daartan Bush House ee BBC, kadib safar dheer oo uu ku soo maray waddamo badan.
2009-04-13T11:30:27+00:00
Soo dhaweyntii Shiikh Shariif iyo Qalin-jabintii ardeydii jaamicadda Banaadir
2008-12-12T15:12:56+00:00
Magaalada Muqdishu waxaa ku nool shakhsiyaad magac ku leh fanka Somalia, kuwaasi oo aan dhinac-na uga bixin tan iyo markii ay dhacday xukuumaddii dhexe ee Somalia sanadii 1991ki.
2009-02-27T11:56:41+00:00
Golaha wasiirrada ee Soomaaliya, waxay ka kooban yihiin 36 wasiir, waxaa ka mid ah wasiiro hore, waxaana ku wadajira labadii dhinac ee ku heshiiyay Djibouti.
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo is casilaadda Cabdullaahi Yusuf Axmed uu maanta ku dhawaaqay.
Madaxweynaha KMG ee Somalia Cabdullaahi Yusuf Axmed ayaa saaka kaga dhawaaqay baarlamaanka KMG Somalia hortiisa inuu iska casilay xilkii Madaxtinimada.
Sofomo ™ © 2007